QEYBTA 4AAD :- SHEEKO MALA'AWAAL AH IYO 2 WIIL OO AGOONTA BOOLISKA AH @WQ/- Abdulkadir Dulyar






PART 4 SHEEKO TIME:-
-Sxb haye hadaan firaaqo heysanaaye su'aashii maad iiga jawaabtid.
-Maxeey ahayd su'aashu?
-Wah....Wah....ma ilowdana su'aashii shalay galab markaan casheyneynay aan ku weydiiyay ee aheyd Anagga Wiilal baan nahaye gabdhahaan maxaa xerada loogu soo xareeyay?
-Haa ....Hadaan sooxasuustay Sxb, lkn sow ma ogid in Ciidanka booliska ay gabdho ku jiraan weliba qaarkood ay taliyayaal yihiin.
-Haa lkn kuwaas waa gabdho waaweyn sow maaha.
-Kuwaana hadaa loo tababarayaaye yeysan ku maqal gabadha taliyaha ah, walaahay in 21 Cisho inta lagu xiro ,subixiina BT lagu ordisiiyo aa hadana Habeen kiina HINDI DEG lagu dhihi doonaa ma joog tidoo ?
-Maxaa waaye waxaas oo dhan oo ciqaab ah Aniga su'aal leenba kuweydiiyaye...
-War waxaas iska dhaaf ee HEES kii shalay naloo diray in aan soo xafidno ma ka bixi kartaa?
-Sxbow Heeska inta dambaa idhibtay wlhy oo aan xafidi waayay.
-Aniga waa wada xafiday ka waran hee,
-Car ka soo bax waa kaase.
-CIIDAN KEENA XUMI IYO,
GEFKA WAA KA XALAN YAHAY,
XAM XAM LIYO AFMIIN SHAAR.
XUBIN KAMA AHAAN KARO,
XAASID KIYO DANAYSTUHU,
XUBIN KAMA AHAAN KARO,
XORNIMADA ILAALSHAA
LOO XULAA,
KAAN KAXIIQIN HOWSHAA ,
LOO XULAA,
XILKAS IYO MADAALAA,
LOO XULAA,
KANXAFIDA XAJIYA BARNAAMIJ KOO,
XOG SADA TUSAALAHA,
XOGHAYE HEENU INA YIRI ,
AYAA CIIDANKEENA,
XARIGIISA QABAN KARA,
CIIDAN KEENNA ,!!!!
-Waraa qatar aa tahaye,Aniga inta dambe lee i dhibtay oo aan qaban waayay
-Adiga intaad su'aalo dadka ku wareerineysaaba waqtigii ku dhaafee...Kan maxaa la yiri.........Adeeradaa soo weydii.. gabdhahaan maxaa inta loogu soo xareeyay.....macalimadaan maxey qabataa ...Quturuf quturuf quturuf ......war leeba kaa soo haraye,
-hhhhhhh Haa Sxbow beentaa maaha Wariyaanba ku fiicnaan lahaa sow maaha .........Askari bilaash bey iila soo aadeen, lkn hadaan soo xafidaa ee Nabadeey.....
-Nabadeey Nabadeeey Iga tag waa i wareerisee waa inoo biri inshallah.

.......LA SOCO PART 5 ....INSHALLAH 


WQ/= Abdulkadir Dulyar 
Muqdisho/= 

No comments