06/04/2018.
Soomaalidu Hadii ay 2-3 Sanno oo kaliya si joogta ah ula socon lahayd oo ay dib u wada dhageystaan/Daawadaan ama qiimeyaan, dhamaan khudbadaha ama hadalada ay Madaxdu noo sheegtay, Dooddaha Baarlamaanka ,Kulamada Xukuumada & Go'aanada ay soosaaraan/sheegaan, ama ay isweydiiyaan oo aqriyan Sharciyada dalkeena waxa ku qoran,sida ay u qoran yihiin iyo cida qortay, iyo Sida ay siyaasiinteenu uga falceliyaan xiisadaha siyaasadeed ee dalka ka abuurma Iyo sharciyada ay u maraan xalin tooda, Ganacsiga Dalka & sida uu u socdo, Waxbarashada dalka & halka ay ku tiirsan tahay, Shirarka Danaha qaranka looga arinsanayo iyo Go'aanada ka soo baxa, Deeqaha Caalamku Soomaalida ugu yaboohaan, Kulamada caalamiga ah ee looga hadlayo Arimaha Soomaaliya sida midkan taxanaha noqday ee @Brussels, Xaalada dhabta ah ee Ciidamada Qarankeena, Ciidamada shisheeye ee dalka jooga iyo shaqooyin kooda iyo guud ahaan dhacdooyinka waaweyn ee Soomaalida quseeya ee ka dhaca maalin walba dalka iyo dibadiisa, iyo qodobo kaloo muhiim ah.

QORMO:- MAAN IS BARANO WAA INOO DAN'E.!! WQ/-Abdulkadir Dulyar
Abdulkadir dulyar
Sunday, June 3, 2018