Press Freedom Day: Journalists keep working despite threats 3 May 2016


MOGADISHU, Somalia (AP) — For Abdiqadir Dulyar, simply reading messages sent to his phone can be chilling.
His voice breaks as he reads a recent one: "Keep doing what you do, and we shall come to give your well-deserved reward: death."
Dulyar, the 40-year-old director of the Somali TV station Horn Cable, said the threats often lead him to avoid going home and to stay 

Abdulkadir dulyar Sunday, November 20, 2016
MUXUU YAHAY XALKA XIISADDA KA DHALATAY QABYA QORAALKA JINSIGA.



Arinta Qoraalka Wasaaradda Haweenka. Ee Golaha Wasiiradu Ansixiyeen. Dabadeed Culumada iyo Odayaashu ka qeyliyeen. Ee uu hadana Maanta Wasiir Maareeye ku beeniyay dhaliisha loo soo jeediyay. Kana codsaday in Culumadu biri Shirka Khamiista kala qeyb galaan Golaha Wasiirada.

Abdulkadir dulyar
WARBIXIN :-RI'DAY DU HA II CODEYSO. !!



04.10.2016
Soomaaliya waxaa dhawaan la filayaa ineey ka dhacaan Doorashooyin Dadban oo dalka loogu dhisayo Dowlad Hogaamisa 4-ta Sano ee soo socota. Markase la raad raaco macnaha DOORASHO DADBAN , .waxaa kuu soo baxaya waa inaan sinaba loo filan karin iney qabsoonto Doorasho Cadaalad iyo Yaa mudan ku dhacda oo ay Odayaasha ama Xildhibaanadu ku soo xulaan hogaanka Dalka.
Siyaasadda Soomaaliya ayaa sanadahaan dambe noqotay jaran jaro uu qofkii mar soo fuulaa durbadiiba ka tabcado dhaqaale, marka aad eegto isla xisaabtan la'aanta dalka ka jirtana waxaadba moodaa in lagu wada balamay boobka hantida Qaranka iyo tan Umadda. waana sababtaas tan ay dad badani qabaan in ay tahay midda keeneysa in Madaxda qaarkood ay noqdaan kuwa la moodo iney ku dhex nool yihiin caloosha Dowladda, maadaama ay Sanad walba soo taagan yihiin kuna qanacsan yihiin daraja kasta oo ay ka helaan dowladii timaadaba.

Abdulkadir dulyar Sunday, November 6, 2016